Roobab waa wayn oo ka curtay Koonfurta Gobolka Togdheer iyo Daad Madheedh.
" Deegaanada kale ee Gobolka Daadmadheedh ee aannu ilaa hadda la xidhiidhnay ee ay roobabku ka curtay waxaa ka mid ah: Harasheekh, Xidhxidh, Mureec, Kalabaydh, Caasho-caddo, Gosol, Beerato, Habaasweyn, Balli dalab, Geeldidis, Ku horjood, Cabdi-faarax, Cawad-gawle, Xirsi Yoonis, Cabdalle Gudhan, Goroyo-ood, Boodhlay, Ina Goole, Qarwaraabe, Ina idifle, Ina Cadami, Qarwaraabe, magaalo-nuura, Waraabe-salaan, Abaar caano le, iyo Xasan-Qudaar "
1 Like
Gobalka Sanaag oo roobabkii ka da’een
1 Like