First Parliament MPs Kenyan Somalis

Waa Xildhibanadii ugu horeeye NFD ee lo yaqaane Legislative Council (LegCo)

Waxa kujiray 3 xildhibaan oo Isahakia ah.

Waxa ay kala ahayeen

Ahmed Farah Ileeye. (HY)

Abdilatif Hajji Ali Ayah. (HJ).

Abdala Farah (HA) oo laga yaabo inu sawirka kujiro lkn cid ii saxda aan waaye.

Xildhibaanadu waxa ay isugu jireen

Soomali

Booran

Rendile

1 Like

AHN Sheekh Muuse Xuseen Cali, oo loo yiqiin Muuse Dhaafte, wuxuu ahaa Chief-kii ugu horreeyay ee ay yeelato magaalada Nakuru oo ah caasimadda gobolka Rift Valley. Waxaa mudan in la xuso in Rift Valley uu yahay gobolka ugu weyn Kenya, iyadoo 14 ka mid ah 47-da ismaamul ee dalka ay hoos yimaadaan.

Sawirkan wuxuu muujinayaa isaga oo sita bilad sharaf uu ku maamuusay guddoomiyihii Ingiriiska ee xukumayay Kenya xilligaas. Sidoo kale, AHN Warsame Cabdule ayaa ahaa ku-xigeenkiisa.

Labaduba waxaay kaso jeedaan Gobolka Toghdeer, Gaar ahaan degmada Maxamed Ugaas.

AHN Sheekh Muuse Xuseen Cali,

1 Like