Geelaa Markuu dararan yahay laba nin duugtaa

Geelaa marku daran yahay Laba nin duugtaye Markay diriro horaan Geeduhu da’ jogaan Dalawada irmaan ban Kugu diidin nirigtoo Godol dabacasanatee Gabno kuma daryeshee Marti kuma deeqdooo Gaawe lagama buuxshee Geelaa marku daran yahay Laba nin duugtaye Markay diriro horaan Geeduhu da’ jogaan Dalawada irmaan ban Kugu diidin nirigtoo Godol dabacasanatee Gabno kuma daryeshee Marti kuma deeqdooo Gaawe lagama buuxshee)

Asc Barwaaqo,
I just made small change to your post so that the tweet can be rendered correctly.