Historic SNM pictures

image

23 Sanno Ka Hor Maanto Kale 19/02/1999 Ayuu Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Alle Haw Naxariiste Mujaahid Maxamed Axmed Ibraahim ( Dayib Gurey ).

Eebe Jannooyinkiisa Haku Casuume Muj: Dayib Gurey Waxaa Si Weyn Loogu Xasuusta Dib U Xoreyntii Iyo Halgankii SNM Iyo Goboladda Somaliland.

Sidoo Kale Waxa uu Xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee soo maray somaliland.

Waxa uu ahaa Siyaasi iyo Maskax Tuujiye Door muuqda Ka Soo Qaatay isku haynta Iyo Midaynta Garabadii Siyaasadda iyo Kornayladda ee SNM.

1 Like