Mogadishu Railway

Somalia: Tareenkan wuxuu ka shaqayn jiray Muqdisho ilaa Villaggio-Duca-Degli-Abruzzi oo hadda la yidhaahdo (Jowhar). Taariikhda Tareenkan waxaa la bilaabay dhismaha jidka sannadkii 1914kii wuxuu dhamaaday 1927. Jidka dhererkiisu wuxuu ahaa in ka badan 113km.

Haddaba, xagee ku dambeyey tareenkaas?.

Tareenkaas waxaa qaaatay Ingiriiskii markuu Talyaanigii ka adkaaday sannadkii 1941kii dagaalkii labaad xilliguu socday, sidaas ayaa tareenkaas Taariikhdiisii loo illaaway.