SNM History

Idris Xaaji Cismaan

Somalilanders in Nairobi played a big role in SNM’s history. I am just learning about it.

Cumar Aw Cali Cilmi - Dagaalkii Debis iyo Cadaadley.

Cadaadley waxaan anaga oo qaxoonti ah oo Hargeysa ka qaxnay lug ku marnay 10kii Jun 1988. Caruur ayaan ahaa, laakin wali waan xasuusta waxa Kaare iyo Beebe iyo baabuur meesha taalay gubtay.

1 Like

Former Governor of what was then known as North Somalia, General Muhamad Xaashi Gaani

“Sucuudi Carabiya iyadoo sadex nin ee meel wada taagani xaaraan yihiin ayaa nalooka furey aqalkii ugu weynaa ee aannu”

“Anigu Waxaan taggey Sucuydiga Sanadkii 1976-kii 1978kiina halgankii Snm ayaa ka bilowdey, Sucuudi Carabiya waa Halkii aannu ka xoreynay Dalka, waa Halkii dhaqaalihii Halganka laga soo masruufey, Sucuudiga oo sadexdii qof ee meel wada joogsadaa ay Xaaraan yihiin ayaa aqalkii ugu weynaa ee aannu snm iyo gudideeda iyo hawlaheeda kaga shaqaynaynay nalooga furey”

Ragii Furey, intoodii badneyd wey dhinteen laakiin maanta kuwii ay dhaleen ayaa nool

1-Xasan Aadan Wadaadiid ayaa Kamid ahaa

2-Axmed jimcaale ayaa Kamid ahaa

3-Maxamad Xaashi Cilmi

4-Yuusuf Cali Gurey Sheekh

5- Duqsi

6-Ismaaciil Hurre Buubaa

7-Cumar Aw Yuusuf (Cumar gaws)

Intaa haddaan ka imaado Sucuudiga weynnu heshiineynaa oo Xarameynkii ayaa Kuyaala aniga intaa iga gunta waxbana inagaga Xumaan maayaan".

“Aan usoo noqdo Dawladda Masar raggaa aan soo Xusey oo dhami Masar waa Halkii ay Caruurta iyo qoysaska dhigteen, Masaaridu waxey ilowdey Berbera iyo marsadaa dabiiciga ah, oo ay dhagaysatey Xamar iyo jinijaan, labadaa masalo ee aan soo sheegay ayaan indhaha uga qarsanayaa Sucuudiga iyo Masar, yaa iisoo hadhey isaga Turkiga qalad cabani ah ayaa Ku dhaceysa” Ayuu yidhi Rashiid Jaamac Yuusuf (Rashiid Jaamac Dhari).

Sherkhal axmar ayuu Ku magac dheer yahey, ama Lagu naaneysaa waxa uu hore u saadaaliyey, in Sucuudigu Farajal allah uu Ku ogolaan doono Dawladdnimada Somaliland