Tacsi: Abwaan Sooraan

Ina lilahi wa inaa ilay raajicuun. Ilaahay ha naxariisto Abwaan Sooraan. Waan ka naxay geeridan.

In kastoo naf wakhtigeedi dhamaatay aan la baajin karin, hadana wixii karaankeen ah inaan qabano waa muhiim.

Wararku waxay sheegayaan in Abwaan Sooraan ventalator la’aan u dhintay. Oxygen waa loo helay laakin his lungs became weak and couldn’t pump enough oxygen to sustain the rest of the body.

Such a shame.

inalil