Tacsi: S/G Ismail Ahmed Ismail

1 Like

inalilah

1 Like

Illaahay janno Fardowsa haka waraabiyo Marxuumka, Awlaadiisii, Ehelkiisi iyo asxaabtiisiibba Samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamiin.

1 Like