Muqdisho (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoogleh oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddada 21-ka October oo ku taalla degmada Waabari ee...
Est. reading time: 2 minutes